Kulan Weji Gabax Ku Dhammaadday Oo Dhexmaray Madaxweyne Biixi Iyo Wasiiradda Biyaha Iyo Caafimaadka.

Caawa Waxaa kulmay Labadda Wasiir ee kala ah Cali Mareexaan iyo Xasan Gaafaadhi Iyo Madaxweyne Muuse Biixi.
Labaddan Wasiir Oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco, Ayaa diidanaa habka loo maamulaayo Guddoomiyenimadda Xisbiga KULMIYE.
Kulan dheer ka dib Waxay Muuse Biixi kala kulmeen canaan iyo is faham waa.
Ugu danbayntii Muuse Biixi wuxuu Wasiiraddan ku amray In ay la shaqeeyaan Guddida soo kala xulaysa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE muuse dabadii.
Waxaa lagu wadaa mid ahaan in uu is casilo Wasiiraddan, Sidoo kalena Muuse Biixi ayaa diyaarsadday Siyaasiyiintu uu ku bedeli lahaa boosaskay baneeyaan.
Xigasho Maxamed Cadhaf.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker