Midawga Yurub oo Raba inay Qaxoontiga Ku Celiyaan Dalalkoodii

 

In hoos loo dhigo tiradda magangelyo doonka Yurub, lana kordhiyo soogalootiga dib loogu celinayo dalalkooda ayaa ah hadfka ku qeexan siyaasadda cusub ee socdaalka qaaradda Yurub.

 

 

Qaxootiga ayaa la doonayaa in si deg deg ah ugu badnaan shan cisho gudaheeda loogu qaado faraha, baaritaanka caafimaad, midka ammaanka iyo ogaashaha heybta xaduudaha hore ee qaaradda, sida ku qoran hindisaha.

 

 

Halkan ka dhagayso warka oo dhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker