Dawladda Soomaaliya Oo War Cusub Kasoo Saartay Dadka Kenyan -ka Ah

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ku sheegtay in ay arintan u sameyneyso xaqiijinta Amniga iyo waliba yareynta khatarta cudurka Covid19, sidaa daraadeed looga baahan yahay dadka ku safraya Baasaboorka Kenyan -ka ah in ay dal ku-galka ka soo qaataan safaarrada Soomaaliye ee Kenya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker