Dhegayso: Maxaa Dowladda Federaa Somalia ku qasbay inay Ciidano U daad-gurayso Gobolka Gedo

                      Wakiilka dawladda Maraykanka ee Qaramada Midoobay Rodney Hunter ayaa hadal uu Isniintii ka jeediyay shir Golaha Amaanka ay ka lahaayeen arrimaha Soomaaliya ku dhalleeceynayay qorshaha ciidamada dowladda federalka Soomaaliya ay geysay gobolka Gedo.

Rodney Hunter ayaa sheegay “in ciidamada Xoogga dalka ee gobolka Gedo ee Jubaland Lagu daad-gureeyey duulaan ay Siyaasad dhiiri-gelisay” ayaa ah  Arin Aan La  aqbali karin.

Hadalkiisa ayaa dib u soo cusbooneysiiyey hadal Heynta baahida keeni kartay in dowladda Soomaaliya ay ciidan geyso gobolka Gedo.

 

HADABA WARBIXIN ARINTAAS LAGU LAFA GURAYO HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO:

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker