Marxuun ganacsade (Faysal Aadan Muuse Shire) waxaa oo taariikhdu tahay 06.06.2019 lagu aasay Degmada Qoyta oo 15 km ujirta Degmada Burco

inaalillaahi wa inaa ilayhi raajucuun inaalillaahi wa inaa ilayhi raajucuun kulu nafsin daaiqatul mawt waxa shalay fiidkii 05.06.2019 ku geeriyooday magaalada burco ganacsade (Faysal Aadan Muuse Shire) runtii waa geeri naxdin iyo murugo leh illahay marxuunka su aasha ha u fududeeyo qabrigana alle ha u waasiciyo illahay janatul fardawsa ha ka waraabiyo dhamaanba qaranki qaraabadi ehelkii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa wllaladay ilma Aadan Muuse( Axmed Aadan Maxamed Aadan) dhamaanba reer Aadan Muuse Shire iyo dhamaan ganacsatada reer s/land gaar ahaaan gobolka togdheer
Marxuun ganacsade (Faysal Aadan Muuse Shire) waxaa maanta oo taariikhdu tahay 06.06.2019 lagu aasayDegmada Qoyta oo 15 km ujirta Degmada Burco
illahay marxuunka su aasha ha u fududeeyo qabrigana alle ha u waasiciyo illahay janatul fardawsa ha ka waraabiyo
Waxaanu marlabaad tacsi u diraynaa qooskii reer Aadan Muuse Shire (xaaskii iyo caruurtii marxuunku ifka kaga tegay iyo dhamaan reer Aadan Muse Shire ) melkastay joogaanba Waxaan leenahay samir iyo iimaan alle ha inaga siiyo aaamiin aamiin aamiin.
 
 
Gudoomiyaha ururka dhalinyarada 
Norwey Oslo
 
Qore: Ahmed Arale Muse 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker