“Xarumaha Dawladdu Sidii La Rabay Uma Shaqeeyaan” Eng. Maxamed Xaashi
Siyaasiyiinta madasha wadatashiga Soomaaliland ayaa sheegay in kormeer ay ku sameeyeen xarumaha dawladda ay ku soo ogaadeen in masuuliyiinta ku magacaabani aanay qaranka ugu shaqaynin sidii la rabay