Daawo:-Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Loo Magacaabey.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashad Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon  oo dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey wasiirka wasaarada Arimaha dibada ayaa ka hadley sida uu xilkaas u arko

Wasiir Faratoon ayaa sheegay in xilkaas madaxweyne Biixi ku war galiyey intii aanu u magacaabin isla markaana uu ku qanacsan yahay……..Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker