Daawo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Culus Kusoo Rogtay Hoteelada Dalka Ee Lagu Caweeyo + Waa Maxay Amarkaasi.

Hargaysa-(OWN)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Kusoo Rogtay Hudheeladda Dalka Ee Lagu Caweeyo, waxaana amarkaasi ku dhawaaqay wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye.

waxaanu wasiir ku xigeenku sheegay in aan lagu caweyn karin Hudheladda waaweyn ee lagu caweeyo wixii ka dambeeya 11:00 habbeennimo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker