KULMIYE Iyo Garabka UCID Ka Mid Ah Oo Shirguddoonka Wakiillada U Sharraxay Faratoon, Suciid Mire Iyo Qodax

Xisbiga KULMIYE iyo garabka xisbiga UCID ayaa ku heshiiyey inay shirguddoonka u sharraxaan Guddoomiyaha Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Suciid Mire Faarax (Giirre) iyo Gufdoomiye-ku-xigeenka 2aad Md. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax).

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker