Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed Iyo Marwadiisa Oo Iska Casilay Xisbiga WADDANI Oo Uu Hogaankiisa Ka Tirsannaa.

Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed iyo Marwadiisa  Ayaa Shaaciyey Inuu Iska Casilay Xisbiga WADDANI Ee Uu Hogaankiisa Sare Ka Tirsanaa.
Cabdi Haybe, Ayaa Ku Sababeeyey Iscasiladdiisa Inuu Xisbiga WADDANI Ka diiday Sidda Uu Sheegay Musharaxiin Uu Geeyey.
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, ayaa ka mid ahaa Siyaasiyiinta Ugu culus Ee ay Isku Beesha kasoo Wadda jeeddaan Guddoomiyaha Ku Meel gaadhka ah Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker