Daawo:- Ururka SOLJA Oo War Kasoo Saaray Dacwadda Laga Gudbiyey Oo Ka Dhan Ah Telefishanadda Saab Iyo Star.
Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa waxaa uu ka hadley dacwad uu wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ka gudbiyey telefishanada SAAB TV Iyo STAR TV……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan