CABDI MALIK MUSE COLLDOON ; DAD GAARA BUU U XIDHAN YAHEY;BY FUAAD QAWDHAN LONDON

Waxaan halkan ka cadeenayaa in cabdi maalik muuse colldoon uu yahey halyeey, ku xusan bulshada somaliland.
 
Waxaa hubaala hadaan la is xaasideen ama aan la is yaseen,   dhamaan bulshada somaliland oodhan aay ka markhaati tahey wariye ( cabdi maalik )inuu ahaa haleyeey usoo baxey bulshada somaliland  gaar ahaan arimaha bulshada.
 
waad  ogdeen burco hooyinkii uu guryaha udhisey. dameerkii uu shibirka u noqdey ee uu daweeyey, dadkii waalnaa ee dhakhatarada geeyey, waa shacsi uu (ILAAHEY) Subaxaana watacaala u dhaliyeey karti isla markaana  kartiidaa ku cawaaiya bulshadeena somaliland oo dhibka iyo fakhriga iyo darxumada ku noqtey dhasiiis, taas oo aay u horseedeen . madaxda tuukgta ah ee dalka ka talisa.
 

 
(3 SANO IYO 5 BILOOD XADHIGA)
 
waa mudadu uu muuse  hanayaao dalka inta u hadhsan.
 
Hadaba macnaha  xadhigaasi waa , intuu muuse hayo waxba ha ka sheegin. waxaasi waa caddlaad xumo buuxda oo dalka ku habsadey . somaliland waxey ka dhimtey waa maxakmadaha iyo nin meel loo dhiibey oo dumli ku raacaya muuse.
 
GUNAADKII
COLDOON WAA IN LA SOO DAAYO BULSHADII SOMALILAND OO DHAN BAA U HARADAN CODLDOON
waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan
arimaha bulshada london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
00447383135563

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker