Daawo: Waraysi. Ex Wasiir Cabdilaahi Dheere:- Soomalida Waa Ku Dhib Dawladnimadu, Farmaajo Iyo Biixina,,

Daawo: Ex Wasiir Cabdilaahi Dheere:- Soomalida Waa Ku Dhib Dawladnimadu, Farmaajo Iyo Biixina,, Cabdilaahi ibraahim Habane oo ahaa Wasiirkii Waxbarashada ee Dawladda Madaxwayne Siilaanyo, ayaa Aan muddo lagu arag warbaahinta . Balse maalintii shalay ayay Warbaahintu Waxka waydiisay Xaalada Siyaasadeed ee Waaqicigaa isla markaana ku Saabsan Bariga Afrcia.

Gaar ahaanna Waxaa uu Siyaasigu Isdul Taagan Socdaalkii Madaxwayne Biixi ee Uu Magaalada Addis Ababa kula Yeesha Madaxwaynaha Soamlia

Waraysigaas oo dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker