Dhageyso: Ammaanka Masaajidada Washington oo La adkeeyey

Masaajidda ku yaala dunida oo dhan ayaa intii lagu guda jiray bishan Ramadan ee sii dhamaaneysa adkeeyay amaanka, waxaana taasi ay timid ka dib weeraro loo geystay goobo cibaado.

Phil Dierking ayaa booqday qaar ka mid ah masaajidda ku yaala magaaladan Washington iyo hareeraheeda si uu u ogaado xaaladooda, wuxuuna ka diyaaritet warbixin.

Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Imaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker