Daawo Wasiirka Shaqa-gelinta & Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Derbi-jiifta Ceerigaabo Deeq Kala duwan gaadhsiisey
Ceerigaabo(OWN) Wasiirka Shaqa-gelinta & Arrimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac Xirsi Ayaa Derbijiifta Magaalada Ceerigaabo waxay ugu Deeqday Tima-xiiris Dharka Dhaxanta iyo Adeeg Caafimaad Sidoo kalena Qado-sharaf u samaysay
Muuqaalka Warkaas Halkan hoose ka daawo