Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Mar Kale Amar Kasoo Saarey Maalinta Ciida Soonfur Ee Ciidul-Fidriga

Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa Soo Saarey Amar uu ugu Digayo Shacabka iyo Culimada Somaliland Guud ahaan isagoo, amarkiisa Ku Sheegay in aanney Ka Wasaaradd ahaan iyo Ka Xukuumadd ahaan Aqbali doonin, In Maalin gaar ah La Ciido, Sida uu u dhigey hadalkiisa Khusuusan isagoo Wasiirku ujeeda dadkii Soomey Habeenimadii Sabtida 01/04/2022 Taariikhda Miilaadiga ee uu Sheegay, in aaney soon aheyn.
Sheekh Albaani Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Waxa uu dhawaan Soo Saarey Amar ku Wajahan, in hoos Loo dhigo Tukashada Salaada Taajudka haseyeeshee, cidina Amarkaasi Kama ay dhagaysan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker