S / YAA BEED KA DHIGAY

Keene iyo koordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib shalaya anoo warka dhegaysanaya

TV .HC.ayaa warka madaxdiisa waxa ku jirtay deeq la gaadhsiiyay

Degmada salaxlay oo la gubay markaa anoo sugaya deeqdaa waxa

Loo gubay oo aan weli la sheegin ayaa warkii dhammaaday dabeed

Waan garan waa yay waxa dhacay .

Kordhiye. Saaxiib waan sugaayay qudhaydu laakiin waxa dhacday

In TV ga lala soo hadlay warkaana laga saaray sabab too ah deeqdu

Waxay ahayd huu dheydh ama maryo duuga oodebeda laga keenay

Caafimaad ahaanna aan uwanaagsanayn oo dawladu degmada salaxlay

Oo roobabku wax yeeleen ay ugeeyeen dabeedna markaa iyakoo

Caafimaad kooda ilaalinaya ayay gubeen maryii  dadkii gubayna

Waa la soo xidhay markaa waxaanay ogayn in warbaahinta bulshada

Oo dhami ay faafiyeen markaa waxy isyidhaaheen yaydaan fadeexadoobin

Khaladba khalad bay ku saxayaan.

S/LAANNA  waxay ka dhigeen beed wixii tab taaba jebinayaan

Waana calaamadaa dadka aqoonta yar ee xil loodhibo talaabada

Uu qaadaaba xumaan bay ubuuraysaa

ALLA  ha sahlo

Guuleed liibaan   snm1710@livecom.uk

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker