Raiisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Oo soo gaadhay maanta magaalada Jigjiga

Raiisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo gaadhay maanta magaalada Jigjiga ee caasimada deegaanka Soomaalida.
Ujeedada safarka Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay u kuurgal uu ka samayn doono xaalada abaareed ee dhawaanahan ku dhufatay qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker