Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo La Kulmay Safiirka Itoobiya u Fadhiya Hargeysa

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Ku Qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)
Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland IYo Safiika Ethiopia ee somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa la iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu ahaa is barasho safiirka cusub.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker