Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Rai’iisul Wasaare Rooble oo dhismaha Golaha Xukuumadda latashiyo badan kala sameeyey Aqoonyahannada, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa mudnaan gaar ah siiyey dhallinyarada, haweenka oo si mugleh uga dhex muuqda Golahan cusub.

Golaha uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka kooban 27 Wasiir, 17 Wasiiru Dowle, 26 Wasiir ku xigeen.

Hoos ka Aqriso Magacyada Wasiirada la magacaabay:–

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker