Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Midowga Musharixiinta.

Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Ay wada gaadheen Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Midowga Musharixiinta.

Warsaxaafadeedyada kasoo baxay labada dowlad goboleed ayaa lagu sheegay in saamileyda siyaasada ay xaq uleeyihiin ka qeybgalka dadaalada socda ee xal ka gaarista Arimaha Doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker