Daawo:- Kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Iyo Gudida Dhaqaalaha Barlamaanka+Ujeedada Kulankooda.

Hargaysa-(OWN)-Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Baarlamaanka Somaliland Ayaa Maanta uyeedhay Kulana La Qaatay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland, Waxaanay Si Wada Jira Ula Hadleen Warbaahinta, Guddida Dhaqaalaha Ee Baarlamaanka Iyo Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ayaana Ka Warbixiyay Ujeedada Uu Daarnaa Kulan Koodu, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal…………….

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker