Ciidamo La Wareegay Waqooyiga Muqdisho kadib Banaanbaxyo Ka Bilowday Magaaladaas

Muqdisho(OWN)- Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya iho kuwa Millateriga ee Maanta la wareegay Isgoyska Fagax ayaa waxaa uu dagaal ku dhexmaray Isgoyska Sanca ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo Millateri ah oo ka tegay dhinaca Isgoyska Fagax ay tageen Isgoyska Sanca, waxaana dadka ku sigan Sanca ay sheegayaan in weli rasaas goos goos ah la maqlayo.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku daarayaan in dadka ku nool Xaafadaha Sanca, Siisi iyo Sanca ay bilaabeen inay barakacaan, iyaga oo ka cabsi qaba in uu saameyn ku yeesho hadii uu xoogeysto dagaalka.

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker