Maamulkii Ugu Sareeyey Ha’yad Mihiim Ah Oo Dawladeed Oo Hal Mar Is Wada Sharaxay Xilkana Baneeyey.

Taariikhda Markii Ugu Horaysay Somaliland Maamulkii Ugu Sareeyey Ha’yad Mihiim Ah Oo Dawladeed Oo Hal Mar Is Wada Sharaxay Xilkana Baneeyey.

Dhammaan Maamulkii Iyo Saraakiishii Ugu Saraysay Ha’yadda Waddooyinka Somaliland Waa Musharaxiin Xilkana Way Dageen
1- Maareeyihi Guud Hayada Wadooyinka Soomaliland Axmed Yuusuf Todababaadkan Ayaa magaalada Ceerigaabo Ku Qabsaday Munaasibada shaacinta Xildhibaanimo Xilkana Waa ka Tagay
2- Maareeye Ku Xigeenkii Hayadaasi Mustafe Faarax Qalab Todabaadkan ayuu Ku Dhawaaqay Inuu U sharaxan yahay Golaha Deegaanka Burco Isna Waa macasalaameyey Xilkaasi
3- Agaasmihii Maamulka Iyo Lacagta Hayada Wadooyinka Siciid Jaamac Isna Hargeysa Ayuu Ka Sharaxanyahay Xilkana Waa Baneeyey
4- Madaxii Gaadiidka Ha’yadda Waddooyinkii Siciid Nuur Isna Waxa Loo Magacaabay Xoghayaha Dawlada Hoose Hargeysa Isna waa Baneeyey Xilkaasi
Hayadan Ayaa Ah Hayada Muhiim Oo Taageero Oo dhinaca Dhaqaalaha Ka Hesha Xukumada Soomaliland Iyo Midowga Yurub Iyo wadamo Badan Soomaliland Ka Taageera Dhaqaalaha.
Xamse Cali Bulbul.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker