Todobaadkan iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program Oo Lagu Falanqaynayo Arimo Muhiim Ah

Todobaadkan iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, waxaanu ku falanqaynay Arimaha Daynta Qaran ee Somaliland, kaalinta ay dowladii hore ku lahayd iyo daahfurnaan  la’aanta xukuumadan ee dhinacyada daynta iyo kala hadal mas’uuliyiinta dowlada ee heshiiska  Saldhiga Milateri ee Berbera. Sidoo kale waxaanu ku qaadaadhignay socdaalkii M/weyne Muuse Biixi ku tagay Ethiopia.


 

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker