Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Hargeysa Ka Dhoofay .

Hargeysa (OWN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safar aan la sii shaacin ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta .

Wali madaxtooyadu wax faah faahin  ah kamay soo saarin safarkan deg deg ah ee madaxweyne Biixi ugu baxay Imaaraadka

Laba Bilood a hor ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu safar  uu ku tagay dalka Imaaraadka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker