Maxay yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee horyaal golaha cusub ee Wakiilada Somaliland?

Maxkamadda Sare ee Somalailand ayaa dhawaan ansixisay natiijadii doorashada golaha baarlamaanka ee maamulkaas, waxaana doorashadii Golaha Wakiilada ee Somaliland ka dhacday 31-kii Bishii May ay maxkamaddu ku raacday guddiga doorashada.

Haddaba maxay yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee horyaal xubnaha cusub ee baarlamaankaas?

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker