Wararkii Ugu Dambeeyay ee Xaalada Gobolka Gedo Gaar ahaana Beled Xaawo

Sida ay U sheegeen

Oodwaynemedia Dad ku Sugan Deegaanka Buulo Xaawo ayaa sheegay inay dareemayaan xoogaa xasilooni ah, balse weli jrto cabsi ay ka qabaan inuu markale dagaal ka dhaco halkaasi.

 

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in gudaha degmada Beled-Xaawo iyo duleedkeeda, gaar ahaan deegaanada dhaca dhanka xuduuda lagu arkayo ciidamada dowladda.

 

 

Dagaalkii shalay dhex-marar ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay isku socodka magaalooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker