Soomaali Badan Oo Ku Xayiran Dalka Turkiga Oo Dalbaday In Dib Loo Celiyo

Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar kahor intii aanay dunidu u kala xidhxidhmin xanuunka Coronavirus dartiis.

Dadkaasi oo sheegay in ay sii joogista Turkiga dhibaato xooggan ku qabaan ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbanaya in ay dalkooda dib ugu celiso.

Jacfar Kukay ayaa la xiriiray guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi Turkiga Maxamed Maxamuud Maxamed, waxaanu ugu horreyn weydiiyay inta ay la egtahay tirada Soomaalida halkaasi ku xayiran

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker