Maxaa ku kallifay Fannaan Saalax Carab inuu yidhaahdo, “Abaal nagama dhexeeyo Fannaaniinta” iyo Jewigii Soo-dheyntiisa maanta?

Hargeysa (OWN)- Fannaan Saalax Carab oo mudooyinkii dambeĀ  ku xidhnaa xabsiga magaalada Hargeysa, ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay. kaddib markii arrintiisa ay waan-waan ka galeen xisbiyada mucaaradka iyo jaaliyadda Yemen ee dalka ku sugan.

Saalax Carab oo markii la soo daayey maanta u warramay warbaahinta, wuxuu sheegay inaanu jirin abaal ka dhexeeya isaga iyo fannaaniinta kale.

DAAWO MUUQAALKA HOOSE

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker