Joe Biden Oo Ku Baaqay In La Maxkameedyo Askartii Toogatay Dad Madow

Musharaxa xisbiga Dimoqoraadiga dalka Maraykanka isla markaana u  taagan doorashada soo aadan ayaa dalbaday in ay cadaalada wajahaan booliskii dhawaan toogashada u gaystay labo nin oo madow ah.

 

Mr Biden si rasmi ah u masheegin dambiga ay mudan yihiin in lagu qaado balse arintan ayaa abuurtay cadho dadwayne.

Madaxwaynaha Mareykanka ee waqti xaadirkan ayaa si wayn loogu eedeeyaa in uu dhiiragalinayo cunsuriyadda xilli Debed baxyo waa wayn oo lagaga soo horjeedo ay kasoconayaan qaybo kamid ah Mareykanka.

 

Dibadbaxyaasha badankood ayaana dalbanaya in doorashada soo aadan loo codeeyo musharaxa xisbiga Dimoqoraadiga si uusan usoo laaban Donald Trump.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker