ILAALINTA DUUR – JOOGTA GOBOLKA SAAXIL. (SAAHIL WILDLIFE PROTECTION).

Umad kastaa iyadaa dhulkeeda ilaashata, duurjoogta weli laga guranayo Somaliland gaar ahaan gobolka Saaxil waxay ka mid tahay dhibaatooyinka dhabar jabka dal ka ku ah ee ay ka tagtay Xukuumaddii uu ka xanuunsaday Madaxweyne SIILAANYO ee hunguriga ku dhisnayd ee talada dalku dad aan la dooran u gacangashay. MADAXWEYNE Muse Biixi way cadday inuu ka wadani sanyey SIILAANYO iyo Amina Weristii berigii MADAXWEYNE Muse wuu ku mahadsanyey inay Xukuumadiisu goaankaa ka soo saartay ILAALINTA duurjoogta kala duwan (Wildlife). ARINTAAS WAXAY MADAXWEYNAHA LOOGU NOWQDAA MA JIRTO kolba hadduu sharcigii soo saaray oo qoraal gobol kastaa ku haysto, fulintiisa dawlada gobolkaa leh. Madaxweunuhu maaha wareegto kasta inuu CASH SOO RAACIYO. WAREEGTADAA (fund) ka dhasha iyo fulinta iyo gannaaxa.

SI arintan ugaadhsiga duur joogta loo soo afjaro waa in ay isu yimaadaan madaxda gobolku POLICE, BADHISAABKA, MAAREEYAHA IYO KU MAAREEYE KU XIKGEENKA, HAYADAHA KALE EE AY KHUSAYSAA. Waa inay sameeyaan waxa loo yaqaan (Taskforce) oo degaankasta cid u ilaalo ah ka samaystaan tuulooyin ka iyo buuraha joogta oo markay arkaan MAGAFAYAASHA DUUR – JOOGTA GURTA WARKA SOO TEBIYA Dabadeed lagu baxo la soo qabto hadduu Carab yahay iyo horgalkiisa ama kuwaa duurjoogta tahriibiya ee hadhaagii mashariicdii wadan dumiska ahayd ee weli sii joogjoogta.
Daladaha ugu daryeelka wildlife ka badan adduunka waxaa ka mida Ethiopia day (next door) ka inoo ah, haddaa raacdaan (Wildlife policy) gooda wax walba way idiin fududaanayaan sharciga Xukuumadda Muse Biixi raaciya lifaaq xafiiskasta oo ajaniba ha loo geeyo kuwa maggafaayaasha duurjoogtana midea haloo Mariyo. Xildhibaanada iyo madaxdhaqameedyada had iyo jeer degmaa lagu soo durkay ku xunbeeyana waatan shaqadoodii ILAALINTA Duurjoogta. Arintanna waxay toos ula xidhiidhaa Maareeyayaasha gobolada iyagaa dad iyo duurjoogba u fooday oo madax ka noqon kara sanduuqa TASKFORCE KA DUURJOOGTA. WAA IN LA GANAAXAA AJANIBIGA IYO KUWA INAGA AH EE DHOOFIYAH DUURJOOGTA UGU YARAAN 10 KUN OO DOLLAR. DUURJOOGTA IYO SHIMBIRAHA QAAR BAA AAD U QAALI AH OON DUNIDA INTA SOMALI DEGTO MOYEE AAN MEEL KALE LAGA HELIN. WAXAA KA MIDA CAWSHA, GARANUUGTA IYO DHIMBIRO BADAN.
MBashe (Meerkat)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker