Kuuriyada Waqooyi oo bilaawday daawo dhaqameed ay kula dagaalameyso Cudurka Covid 19

Kuuriyada Waqooyi ayaa la daalaa dhaceysa xanuunka coronavirus, iyadoo bulshada dalkaas aan laga tallaalin xanuunka, isla markaana aysan oollin daawo waxtar leh.

Dadka ayaa lagula talinayaa inay isticmaalaan daawo-dhaqameed sida shaah dhir leh iyo inay ku luqluqdaan biyo cusbo leh.

Horraantii sanadkii 2020, dalkaas ayaa xiray xadka si uusan ugu soo gudbin cudurka.

Dowladda ayaa diidday caawinaad caafimaad oo dibadda uga timaadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker