Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabay masuuliyiinta Xisbiga UCID Ee Waddanka UK

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe’ ayaa magacaabay masuuliyiinta Xisbiga UCID uga wakiil noqon doona Waddanka UK ee Ingiriiska.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo soo saaray sareegto uu ku saxiixan yahay kuna magacaabay maamulka cusub ee masuuliyiinta dalka Ingiriiska u qaabilsanaan doona xisbiga UCID, kuwaas oo 6 masuul ka kooban xubnaha la magacaabay waxaad ka akhrisata warqada magacaabista magacyadooda iyo Xilalka loo kala magacaabay mid kasta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker