Doorashada Somalia oo lagu Xaqiijiyey Madaxbannaanida Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu caqli-xumo ku tilmaamay in dadka reer Somaliland ka qayb-qaataan doorashooyinka Soomaaliya.

Md Muuse Biixi oo hadal ka jeediyey munaasibad ay ku qalin-jabiyeen arday baratay waddaniyadda, waxa uu sheegay inay siyaasiinta Soomaaliya oo ku kacay gefaf ka dhan ah Somaliland ay haddana dadka u dhashay Somaliland xilal iyo shaqo u doontaan Muqdisho.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker