Daawo: Xukuumada Somaliland oo U Riyaaqday Heshiiska dhexmaray Beelihii Ku Dirir Sanaa Ceel-afwayn

Daawo: Xukuumada Somaliland oo U Riyaaqday Heshiiska dhexmaray Beelihii Ku Dirir Sanaa Ceel-afwayn, Labada Wasiir ee kala ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Ahmed iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ,dhaqanka iyo wacyi galinta Somaliland ayaa u Riyaaqay Heshiiska dhexmaray Labadaii Beelood ee Walaalaha ahaa ee Muddada Badan ay Dirirtu ku dhexmaraysay Degmada Ceel afwayn ee Galbeedka Gobolka Sanaag. Sababta Loogu Riyaaqayna waxaa weeye Heshiiskan Xabad joojinta ah oo iyaga ka yimi isla markaana aanay jirin cid Soo Abaabushay .

Taasina waa mid Ilaahay Lagu Mahadiyo .SWC

Warkaas wasiirada oo faahfaahsan Halkan Hoose ka daawo;

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker