Gudida Fulinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo Maanta Shir ku yeeshay Magaalada Hargaysa , + Sawirada

Hargeysa (OWN):- Waxaa saaka xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ka qabsoomey shirkii  bilaha ahaa ee guddida fulinta xisbigaasi.

 

Shirkan oo ahaa mid lagu falan qaynayo Xaaladda guud ee wadanka ka taagan . ayaa saaka ayaa waxaa ay xubnaha guddida fulintu ay ku ansixiyeen qodobo dhawr ah kuwaas oo dhawaan si rasmi ah xisbigu warbaahinta iyo shacabka ba ugu shaacin doono .

 

By Suxufi Sinyoore Hargaysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker