Gudoomiye Ku-Xigeenka Gobolka SAAXIL Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Eheladdii Ay Ka Baxday Marxuumad Jawaahir Nuur Oo Dalka Sucuudiga Ku Geeriyootay

Guddoomiye Xigeenka Gobolka Saaxil, Mudane, Mohamoud Ibrahim Ahmed Yare, Wuxuu Halkan Ka Tacsiyadeynayaa, Dhammaan Reer Ibrahim Ahmed Yare Iyo Reer Nuur Yuusuf, In Uu Eebbe Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo Marxuumad, Jawahir Nuur Yuusuf Oo Habeenkii Xaley Ku Geeriyootey Magaalada Riyadh Ee Dalka Sucuudiga Aheydna Xaaskii, Ali Iid Ibrahim Ahmed Yare, Wuxuuna Marxuumadda Eebbe Uga Baryayaa In Uu Jannatul Firdowsa Uu Hoy Uga Dhigo. Aamiin…Aamiin..Aamiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker