Maxaad ka ogtahay 15 Urur-siyaasaddeed is diiwaan geliyey ee Guddida diiwaan gelintu sheegtay?

15 Urur-siyaasaddeed oo ka mid ahaa ku dhawaad 25 Urur oo Somaliland lagaga dhawaaqay, ayaa is diiwaan geliyey, isla markaana shubay cashuurtii lagaga doonayey.

15 Urur-siyaasaddeed ayaa guddida diiwaan gelintu hubin doonaan in ay buuxiyeen shuruudaha wejiga hore ee looga baahna.

Ma ogtahay In 15 Urur-siyaasaddeed ee bixiyey cashuurta ee is diiwaan geliysa in 9 ka mid ah mid ahi dadka aasaasay isugu jiraan xubno Kulmiye ahaan jiray, halka kuwa yihiin dad ka soo jeeda deegaannadii Kulmiye laga taageeri jiray.
1. Mideeye (Cismaan Badmaax)
2. Daljir. (Abdi Ali iyo Baashe Cabdi Gaboose)
3. Ogaal. (Rooda Cabdi Muuse)
4. Iftiin. (Cabdiqaadir Obsiiye)
5. Galool. (Nuuradiin Diini)
6. Hilaac. (Axmed Ismaaciil Samater)
7. Waaberi. (Cabdirisaaq Ibraahim Ataash)
8. Shacabka. (Saleebaan Xaglo toosiye)
9. Kaah. ( Maxamuud Xaashi)

Halka Afar Urur-siyaasaddeed yihiin ka soo jeedaan Deegaannada Murrashaxa Xisbiga Waddani.
1. rejo. (Cabdillaahi Daamur)
2. Miisaan. (Cabdisalaan Yaasiin)
3. Talowadaag. (Ibraahim Mahdi)
4. Barwaaqo. (Gaboose)

Laba Urur-siyaasaddeed ayaa iyaguna siyaasiyiinta aasaasay ka soo jeedaan Gobolka Hawd

1. Horseed (Cabdillaahi Darawal)
2. Ubax. (Saleebaan Dogox)

Saleebaan Saxansaxo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker