Dhegayso: Xisbiga uu Hoggaamiyo Ex Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo sheegay inay Dacwad ka dhan ah Xukuumada Federaalka Ugudbiyeen maxkamad Sare

Xibisga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsanayaan dawladda Soomaaliya kadib makrii bishii hore ee Sebtemebr 22-keedii laga hor istaagay hoggaamiyahooda inuu u safro magaalada Kismaayo.

Warbixintan oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker