Madaxweyne Biixi oo shacabka ugu baaqay in la iska kaashadan dagaalka lagula jiro maandooriyaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Masjid Jaamaca Weyn ee Hargeysa saaka kula Tukaday Salaadii Ciidal Adxaha Kumanaan ka mida Shacbiga Ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Wuxuuna madaxweyne Biixi hambalyada ciidda kaddib uu ka hadlay dhibaatooyinka Mukhaadaraadka ay ku hayaan Somaliland isaga oo shacabka ugu baaqay in la iska kaashado dagaalka lagula jiro Mukhaadaraadka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker