Ciidamada Booliska JSL oo gacanta kusoo dhigay eedaysane loo Haysto Dil

Ciidamada Booliska JSL ee Gobolka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Cabdilaahi Maxamed Cabdilaahi, kaasi oo ku eedaysan dilka Marxuum Ismaaciil Cabdi Jaamac oo ka dhacay duleedka Galbeed ee Magaalada Berbera .

Hawlgal degdeg ah oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska ayaa lagu guulaystay in la qabto eedaysanaha, waxaana loo gudbin doonaa hay’adaha garsoorka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker