Boqor Charles oo xus u sameeyay hooyadii sanad kadib geerideeda

Muddo sanad ah ayaa maanta ka soo wareegtay geeridii boqoradii Ingiriiske, Queen Elizabeth. Boqor Charles ayaa hooyadii u sameeyay xus lagu maamuusayo shaqooyinkii ay soo qabatay.

Muuqaalka xuska oo ah mid la sii duubay, ayaa boqorka waxaa uu aad u amaanay adeegyadii ay bixisay isagoo dadka reer Britain ugu mahad celiyay jacaylka iyo taageerada ay u muujiyeen isaga iyo boqorad Camila.

Boqor Charles ayaa sidookale soo bandhigay sawirka hooyadii oo ah midka uu ugu jecelyahay oo uu sanadkii 1968 qaaday Cecil Beaton.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker