Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Ayaa Amarro Kusoo Rogtay Goobaha Caafimaadka Ee Gaarka Loo leeyahay.
Hargaysa-(OWN)-Wareegto kasoo abaxday Xafiiska Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf Ayaa lagu Sheegay in Wasaaraddu ay amartay in ay Joojisay Dhakhaatiirta Ajanabiga ah Ee Aan La Hubin Aqoontooda Iyo Tayadooda Caafimaad Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu Sheegay in Dhakhaatiirta Ajnabigii ay Dhibaato ku hayaan Shacabka Somaliland Halkan Ka Daawo