Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo muddo 3 cisho ah safar shaqo ugu maqnaa Jamhuriyadda Jabuuti, ayaa galabta ku soo guryo-noqday dalka.

Madaxweynaha JSL waxa Madaarka Cigaal International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka JSL iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan Xukuumadda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker