Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo booqday Xarunta Shirkadda Jabuuti Telecom

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Iyo waftidii uu hoggaaminayey oo weli ku gudo-jira safarkiisii shaqo ayaa booqday Xarunta Shirkadda Jabuuti Telecom ee Xadhkaha Internet-ka qaada ee bada hoos mara ee loo yaqaan Fiber Optic-ga.

Madaxweynaha waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta Iyo Isgaadhsiinta Mudane Ridwan Abdilahi Bahdoon iyo Maareyahaa Shirkada Jabuuti Telekom.

Kormeerka kadib, Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu saxeexay Buuga Martida soo booqata xarunta Jabuuti Telekom.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker