Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii u hogaaminayaay Oo Gaadhay Jabuuti

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Iyo Waftigii uu hogaminaayey ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Ra’iisal Wasaaraha dalka Djibouti Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Weftiga Madaxweynaha JSL MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxa ka mid ah: Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta, Wasiirka Maalgashiga iyo Horumarinta Warshadaha, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka iyo Madaxa Xafiiska Madaxweynaha (Chief of Staff).

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker