QM oo dalbanaysa gargaar dheeraad ah oo la gaarsiiyo dadka Qasa ku gaajeysan

Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay Tom Fletcher, oo u warramayay barnaamijka maanta ee Radio 4 ee BBC, ayaa sheegay in hadalka wadajirka ah ee ka soo baxay UK, France iyo Canada uu yahay “hadal adag”.

“Waa xiriirinta xaaladda bini’aadantinimo ee wadajirka ah,” ayuu yiri.

Laakiin wuxuu sheegay in “tijaabada dhabta ah” ay tahay in QM ay heli karto gargaar dheeraad ah, ka dib xannibaadda 11-ka toddobaad ah ee Qasa saarneed.

Waxa uu sheegay in Qaramada Midoobay ay “ka dalbanayso” in dunidu “ay nagu taageerto” in ay Israa’iil ku riixdo in ay u ogolaato gargaar dheeraad ah oo gaara dadka “gaajaysan”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker