Libaan Cadaala Oo Xabsiga Laga Siidaayay

Libaan Cadaala Oo Dhowaan Lagu Xidhay Magaalada Hargeisa ayaa Maanta Xabsiga Laga Siidaayay

“Liibaan Cadaala ayay Boolisku ku eedeyeen inuu wado kicin dadweyne iyo faafinta warar been abuur ah .

Liban Cadaala ayaa door weyn ka qaatay dhismaha Xukuumadda u Hogaamiyo Madaxweyne Cirro.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker