Komishanki malla kala diray
Komishankaย ย miyaa la shaqo geeyay
Mise waa la kala dirayay.
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay
m/weynuhu komishanka miyuu kala diraayay mise wuu shaqo
Gelinayay bal ii yara kordhi.
Kordhiye . saaxiib haddii uu go,aamadii aqbalay dhexdh exaadinta
Wuu maca salaamayna-yay
Haddii aanu aqbalinna wuu shaqa gelinayay
Mid kalaa jirta waa ku wii wada shiray m/weynaha iyo labada
Gudoomiye markaa waxaabay u dhawday in lagu heshiiyay
Inย ย kuwan la daayo .
Markaa war jiraaba wuu iman waa sugaynaa.
Weli runi maqan.
Guuleed liibaanย ย snm1710@livecom.uk